Isbarbardhigga Awoodaha Milatari ee Masar vs Turkiga iyo Natiijo lama filaan ah oo ka soo baxday (Warbixin)

    0

     

    Hargeysa (SLpost)- Warbixin uu soo saaray Majaladda World Firepower, ayaa lagu soo bandhigay isbar-bardhig lagu sameeyey Awoodaha Milatari ee dalalka Masar iyo Turkiga. Warbixin Arrintan laga diyaariyey ayaa lagu qaadaa dhigay labadan waddan ee ku yaalla Bariga Dhexe mid kasta halka uu u awood badan yahay.

    Waddanka Masar ayaa lagu tilmaamay inuu ku awood badan yahay Xagga Ciidamada Dhulka, halka dalka Turkiga lagu sheegay inuu u awood badan yahay Xagga Ciidamada Cirka.

    Muuqaalka Hoose kaga bogo Warbixin ka hadlaysa isbarbardhigga lagu sameeyey awoodaha Milatari ee labada waddan.