Shirkadda Telesom Oo Daah-Furtay Barnaamijka Abaal-marinta Aroos Wacan

    0

     

    Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom, ayaa daah-furtay barnaamij cusub oo ay shirkaddu maalgelinayso, kaas oo loogu talo-galay inay macaamiisha shirkaddu kaga qayb-qaataan tartan loo gelayo barnaamijkan oo guulaysataasha ka soo baxa ay shirkaddu ka caawinayso kharashka ku baxaya arooska iyo agabka guriga.

    Warkan oo Faahfaahsan ka daawo Muuqaalka Hoose