“Dadka Badhna Hala Bireeyo, qaarna Haku Qadeeyaan oo Tv-yada haka daawadaan Lama Odhan” – Siyaasi Ismaaciil oo talooyin u jeediyey Shacabka By News Editor - April 12, 2020 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram “Dadka Badhna Hala Bireeyo, qaarna Haku Qadeeyaan oo Tv-yada haka daawadaan Lama Odhan” – Siyaasi Ismaaciil Cabdi Caalin ayaa talooyin la xidhiidha ka-hortagga Coronavirus u jeediyey Shacabka Somaliland