Dufcaddii Labaad ee Dhalinyarada Shaqo-qaran ee Gobolka Maroodijeex oo u amba-baxay Darar-weyne

    0

     

    Hargeysa (SLpost)- Garoonka Kubadda Cagta ee magaalada Hargeysa, waxa maanta ka amba-baxay wejigii labaad ee loo qaatay Dhalinyarada Shaqo-qaran ee gobolka Maroodijeex, kuwaas oo u amba-baxay dugsiga tabobarka ciidamada ee Dararweyne.

    Dhalinyarada oo tiradoodu gaadhay 145 isugu jira wiilal iyo gabdho, waxa garoonka kubadda cagta ee Hargeysa ka amba-bixiyey Guddoomiyaha Gobolka Maroodijeex iyo masuuliyiin ka tirsan dowladda.

    Warkan oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka Hoose

    https://youtu.be/iO_ACFxj_-k