Xuska Ehlu Baytka Rasuulka (SCW) oo Hargeysa laga oogay By News Editor - February 14, 2020 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa (SLpost)- Culimada Qaadiriyada ayaa kulan ballaadhan oo ay Hargeysa ku yeesheen Habeenkii Xalay ee Jimcuhu soo galayey, waxa ay munaasibad laysku arkay ku ogeen xuska Ehlu Bayt Rasuulka SCW.