Maayarka Hargeysa oo Kulan la Yeeshay Shirkadaha Ka Shaqeeya Nadaafadda Caasimadda

    0

     

    Hargeysa (SLpost)- Maayarka magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa maanta kulan la qaatay Madaxda Shirkadaha ka shaqeeya Gurista Xashiishka ee ka hawl-gala degmooyinka magaalo-madaxda dalka.

    Kulanka oo ku qabsoomay Xarunta Dowladda Hoose ee Hargeysa, waxa Maayarka ku wehelinayey maayar ku-xgeenka Hargeysa Cabdicasiis Caga-weyne, Xoghayaha Dowladda Hoose, masuuliyiin kale iyo madaxda shirkadaha xashiiska ka gura magaalada.

    Warkan oo Faahfaahsan kaga Bogo Muuqaalka Hoose