Hambalyo Meher Wacan: Maxamed Maxamuud Gahayr iyo Faysa Axmed Faarax

    0

     

    Yuusuf Khadar Cabdi, Maxamed Siciid Cabdillaahi, C/nuur Mohamed Cali, Axmed Daahir Abokor, Isaxaaq Maxamud Cakush, Ahmed Cabdi Ahmed, Sidiiq Maxamuud Gahayr, Ibraahin Cabdule Xirsi (Suldaan xandule) Iyo xaasaskooda iyo Caruurtooda.

    Dhamaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka Boqorka iyo Boqoradda

    Maxamed Maxamuud Gahayr

    Iyo

    Faysa Axmed Faarax

    Oo Meherkoodu manta ka dhacay magaalada Hargeysa. Noqda qoyskii lagu badhaadhee kala hela ubad khayr qaba aamiin aamiin.