Guddiga Qandaraasyada oo Daah-furay tartan loo galayo Mashaariic kala duwan By News Editor - October 28, 2019 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa (SLpost)- Guddiga qandaraasyada Qaranka ee Somaliland, ayaa maanta daah-furay tartan loo galayo mashaariic kala duwan oo ay xukuumaddu u hirgelinayso hay’adaha dowliga ah qaarkood. Warkan oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose