Baabiinta Dhismayaasha Sharci-darrada ah oo laga bilaabay Laascaanood By News Editor - August 31, 2019 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Laascaanood (SLpost)- Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyeynta Somaliland, ayaa maanta magaalada Laascaanood ka bilowday hawl-gal lagu baabiinayo dhismayaasha Sharci-darrada. Warkan oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka Hoose