Hargeysa: Dugsiga Farsamada Gacanta oo soo saaray Miisas iyo Kuraasi loo qaybinayo Dugsiyada Dalka By News Editor - August 29, 2019 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa (SLpost)- Dugsiga Farsamada Gacanta ee magaalada Hargeysa ayaa markii u horeysay soo saaray Miisas iyo Kuraasi ku filan oo loo qaybin doono dugsiyada Dalka.