Ujeeddada Heshiis Dhexmaray Dowladda Hoose ee Hargeysa iyo Wasaaradda Caafimaadka Somaliland

    0

    Hargeysa (SLpost)- Maayarka Magaalada Hargeysa ahna Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Caasimadda, Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa maanta heshiis ku saabsan Mashruuca Maamul-daadejinta la saxeexday Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo ay ka wada-shaqayn doonaan.

     

    Faahfaahinta Warkan ka Daawo Muuqaalkan Hoose