Hargeysa: Wasiir Su’aal geliyey Jinsiyadda Muwaadinka Somaliland

    0

    Hargeysa (SLpost)- Wasiirka wasaaradda Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga Somaliland Xasan Gaafaadhi oo maanta ka hadlay shir ay soo qaban-qaabisay wasaaradda Arrimaha Dibadda oo uu ka qayb-galay, ayaa dood ka keenay Jinsiyadda Muwaadiniinta Somaliland.

     

    Warkan oo faahfaahsan ka daawo muuqaalkan