Dowladda Hoose ee Hargeysa Oo Deeq Gaadhsiisay Dad laga raray Xerada Birjeex By News Editor - August 21, 2019 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Dowladda hoose ee Hargeysa ayaa maanta deeq gaadhsiisay Dad dhawaan laga raray Xerada Ciidamada ee Birjeex ee magaalada Hargeysa. Warkan oo faahfaahsan Ka daawo muuqaalka Hoose