SOMALILAND: Xisbiyada Mucaaradka oo Goleyaasha Sharci-dejinta u gudbiyey Mooshin ku saabsan Doorashooyinka

    0

    Hargeysa (SLpost)- Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland ee UCID iyo Waddani, ayaa saaka golaha Wakiillada u gudbiyey Mooshin ku saabsan heshiis ay saddexda Xisbi ka gaadheen Doorashada Goleyaasha Wakiillada iyo Deegaanka.

     

    FAAHFAAHINTA WARKAN KAGA BOGO MUUQAALKAN