“Caarre waa farac ka baxay Xisbiga Waddani” – Wasiirka Warfaafinta Somaliland By News Editor - August 3, 2019 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Warfaafinta Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo maanta warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in Korneyl Caarre yahay farac ka tirsanaan jiray Xisbiga Waddani.