Xisbiga Kulmiye oo ka dareen-celiyey Eedo loo jeediyey Wasiir Maxamed Kaahin iyo Xaaladda Ceelaf-weyn By News Editor - July 13, 2019 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye, ayaa ka jawaab-celiyey eedo loo jeediyey Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo lagu dhaliilay inuu ka gaabiyey wax-qabashada Colaadda ka aloosan Deegaanka Ceel Afweyn.