Hargeysa: Duqa Caasimadda oo furay Sariibad cusub oo laga Hirgeliyey suuqa Gobonimo

    0

    Hargeysa (SLpost)- Duqa Caasimadda Hargeysa, ayaa maanta Xadhigga ka Jaray dhismaha Sariibad cusub oo laga hirgeliyey Suuqa Gobonimo ee magaalada Hargeysa.