Shirkadda Dahabshiil oo Adeegyada ay Bulshada u qabato ku soo bandhigtay Carwo Nooceedu cusub yahay oo Hargeysa lagu qabtay

    0

    Hargeysa (SLpost)- Shirkadaha Dahabshiil Group, ayaa maanta si weyn uga qayb-qaatay Carwo lagu qabtay magaalada Hargeysa oo ay ka qayb-galeen shirkadaha iyo hay’adaha ku-shaqada leh Adeegyada Maaliyadeed ee dalka.

     

    Shirkadda Dahabshiil Group oo ah shirkadda ugu weyn ee Xawilaadda Lacagaha guud ahaan geyiga Soomaalida iyo Adeegga Isu-xawilista Lacagaha laysugu diro Telefoonnada, waxa ay carwada ku soo bandhigeen Adeegyada ay bulshada u qabtaan.

     

    Faahfaahinta Warkan kaga bogo Muuqaalkan Hoose.

     

    somalilandpost.net
    contact@somalilandpost.net