Xisbiga WADDANI oo dhaliilo Ba’an u jeediyey XARUNTA DHAQANKA HARGEYSA

    0

    Hargeysa (SLpost)- Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa eedo culus u jeediyey Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa oo dhowaan munaasibad u qabatay barnaamij loo magac-bixiyey ‘Maalinta Caadada Haweenka’, kaas oo bulshada qaybaheeda kala duwan saluug badan ka muujisay.