Madaxweyne Biixi oo Shacabka ku hambalyeey Munaasibadda Ciidal-fidriga By News Editor - June 3, 2019 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu Ciidal Fidriga Awgeed Dhambaal Hambalyo ah u diray Shacbiga Somaliland iyo Guud ahaan Muslimiinta meel ay joogaanba.