Burco: Baaxadda Khasaare uu geystay Roob saacado ka da’ayey magaalada By News Editor - June 1, 2019 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Burco (SLpost)- Roob saacado ka da’ayey magaalada Burco ee Xarunta gobolka Togdheer, ayaa khasaare u geystay Biriishka labaad ee magaalada oo gebi ahaanba uu qaaday Daad soo maray Dooxa dhexmara magaaladas.