Guddoomiyaha SONYO oo Farriin dar-daaran iyo Dhiirrigelin ah u jeediyey Dhalinyarada Somaliland

    0

    Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Dalladda dhalinyarada Somaliland ee SONYO, Cabdicasiis Siciid Saalax, ayaa dhalinyarada dalka ugu baaqay inay si weyn uga qayb-qaataan weynaynta iyo xuska maalinta qaranimada Somaliland ee 18-May.

     

    Guddoomiye Cabdicasiis waxa uu dhalinyarada uga digay hab-dhaqannada liddiga ku ah go’aanka qaranimada dalka iyo Heshiiska umadeed ee dhidibbada loogu taagay jiritaanka qaranimada Somaliland.

     

    https://www.youtube.com/watch?v=t0tOjNg6SY0&t=85s