Nuxurka Heshiis ay kala saxeexdeen Maxkamadda Sare ee Somaliland iyo Jaamacadda Hargeysa

    0

    Hargeysa (SLpost)- Jaamacadda Hargeysa, ayaa maanta heshiis la saxeexatay Maxkamadda Sare ee Somaliland, iyadoo ay labada dhinac heshiiska u saxeexeen Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali iyo Guddoomiyaha Jamaacadda Hargeysa Maxamuud Yuusuf Muuse.

     

    Faahfaahinta warkan iyo nuxurka uu daarran yahay Heshiiskani kaga bogo Muuqaalka Hoose