SONYO oo qabatay dood lagu lafo-guray fursaha iyo Caqabadaha Shaqo-carbineed ee Somaliland By News Editor - April 27, 2019 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa (SLpost)- Dalladda Ururrada Dhalinyarasa ee SONYO, ayaa soo qaban-qaabisay dood lagu lafo-guray fursaha iyo Caqabadaha Shaqo-carbineed ee ka jira Somaliland. Faahfaahinta Warkan kaga bogo muuqaalka Hoose https://youtu.be/AycnUTMj-SY