Hargeysa: Safiirka Djibouti oo Hadhimo-sharafeed ku maamuusay Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Somaliland

    0

    Hargeysa (SLpost)- Wakiilka Jamhuuriyadda Djibouti u fadhiya magaalada Hargeysa Danjire Xuseen Kawaaliye, ayaa maanta hadhimo-sharafeed u sameeyey Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Somaliland.

     

    Wasiirrada ayaa kala ah Wasiirrada Gaashaan-dhigge Cabdiqani Maxamuud Caateeye iyo Warfaafinta Maxamed Muuse Diiriye oo ay weheliyaan masuuliyiin kale.

     

    Faahfaahinta warkan kaga bogo Muuqaalkan ka daawo