Natiijada Kulan Dhexmaray Guddiga Doorashooyinka iyo Xisbiyada Kulmiye & UCID

    0

    Hargeysa (SLpost)- Xisbiyada Kulmiye iyo UCID, ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga Doorashooyinka Qaranka waxaanay ka wada-hadleen arrimo ku saabsan diyaar-garowga doorashooyinka iyo sidii wakhtigooda loogu qaban lahaa.

     

    Kulankan ayaa ka dambeeyey kaddib markii maalintii shalay labada xisbi kala saxeexdeen heshiis lagu soo af-jaray muran ka taagnaa qabsoomidda doorashooyinka.

     

    Faahfaahinta warkan ka daawo muuqaalka hooseÂ