Maayarka Caasimadda oo Xadhigga ka jaray Dhismayaal laga hirgeliyey Sayladda Xoolaha Hargeysa

    0

    Hargeysa (SLpost)- Hay’adda Care International, ayaa  Sayladda Xoolaha ee magaalada Hargeysa ka hirgelisay dhismayaal Musqulo ah oo loogu talo-galay Dadka ku ganacsada, waxaanay dhismaha ku wareejisay Maayarka Caasimadda Hargeysa.

     

    Munaasibad kooban oo loo qabtay xadhig-ka-jarista dhismaha Musqulaha oo si fiican u qalabaysan, waxa ka qayb-galay masuuliyiin ka socotay hay’adda Care iyo Maayarka Caasimadda Hargeysa.

     

    Faahfaahinta warkan Ka Daawo Muuqaalkan Hoose