Dood Xaasaasi ah: “Xubnaha Golaha Deegaanka ay Xasaanadda wada siinno ama ka wada-qaadno” – Xildhibaan Xoog

    0

    Hargeysa (SLpostt)- Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa fadhigoodii maanta dood xaasaasi ah ka yeeshay Xeerka Ismaamulka Gobollada iyo Degmooyinka dalka oo Wax-ka-beddel iyo Kaabis lagu sameeyey loo soo gudbiyey Golaha.

     

    Doodda Xeerkan oo muddooyinkii u dambeeyey horyaallay golaha isla markaana mudaneyaashu ka doodeen, ayaa mar kale dood xaasaasi ka dhex-abuuray xildhibaannada oo aragtiyo kala duwan ka yeeshay.

     

    FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKAN HOOSE