Xukuumadda Somaliland oo dalka keenaysa Qalab lagu Xakamaynayo Xawaaraha Gaadiidka

    0

    Xukuumadda Somaliland ayaa shaaca ka qaadday inay dhowaan dalka keenaysa Qalab lagu Xakamaynayo Xawaaraha Gaadiidka kala duwan oo sababa shilal khasaare nafeed iyo mid hantiyeedba geysta.