Xukuumadda oo shaacisay Qorshe ay kula dagaalamayso Sicir-bararka ka jira Dalka

    0

    Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Dr Sacad Cali Shire, ayaa sheegay inay ku hawlan yihiin qorshe wax lagaga qabanayo Sicir-bararka maceeshadda ee dalka jira, iyadoo muddooyinkii u dambeeyey hoos u dhac weyni ku yimi Sicirka Isku-beddelka Dollar-ka iyo Lacagta Shilinka Somaliland, balse aanay waxba iska beddelin qiimaha maceeshadda.

     

    MUUQAALKAN HOOSE KA DAAWO FAAHFAAHINTA WARKAN