Somaliland oo soo saartay go’aan u dan ah Dadka u kala gooshaya Hargeysa & Muqdisho iyo Xisbiga Waddani oo Naqdiyey

    0

    Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland, ayaa soo saartay go’aan u saamaxaya dadka isaga socdaalaya magaalooyinka Hargeysa iyo Muqdisho, kaas oo fududaynaya bixinta waraaqaha socdaalka ee Somaliland iyo Soomaaliya.

     

    Sharciyadda Isu-socodka magaalooyinka Hargeysa iyo Muqdisho, ayaa xukuumadda Somaliland hore u joojisay kaddib markii is-af-garan-waa dhinaca siyaasadda ahi dhexmaray labada dowladood ee Soomaaliya iyo Somaliland.

    Egal Airport_Aden Adde Airport

    Dhinaca kale, waxa go’aankan ka hadlay xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani oo si adag u naqdiyey tallaabada xukuumadda Somaliland wax kaga beddeshay go’aankeedaas hore.

     

    Haddaba, Faafaahinta Warkan ku saabsan Arrinta go’aanka xukuumadda Somaliland iyo Naqdiga Xisbiga Waddani, waxaad Akhriste kaga bogataa muuqaallada Hoose

     

    WARKA Go’aanka Xukuumadda ku oggolaatay

     

    WARKA Naqdiga Xisbiga WaddaniÂ