Biyo la’aan baahsan oo ka jirta Deegaannada Sabowanaag iyo Cadaaley iyo Guddi is-xilqaantay oo Biyo-dhaamis bilowday

    0

    Hargeysa (SLpost)- Guddiga Guud ee Deegaamada Sabawanaag iyo Cadaadley oo ka tirsan gobolka Maroodijeex, ayaa hawl-gallo biyo-dhaamis ah oo ay ugu gurmanayaan xoolo-dhaqatada ka bilaabay deegaankaas.

     

    Guddigan oo biyo-dhaamis gaadhsiiyey deegaankaas, ayaa sidoo kale halkaas ku soo bandhigay xaalad ba’an oo biyo-la’aaneed oo deegaannadaas ka jirta, waxaanay baaqyo kala duwan u direen xukuumadda iyo hay’adaha gargaarka.

     

    Faahfaahinta warkan, kaga bogo muuqaalkan Hoose