Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo baaq u diray hay’adaha Caalamiga ah iyo Ujeeddada uu xambaarsan yahay

    0

    Wasiirka Qorsheynta Qaranka Somaliland Cawaale Ibraahim Shirwac oo maanta ka hadlay xuska munaasibadda Maalinta Caalamiga ah ee Biyaha oo Hargeysa lagu qabtay, ayaa baaq u diray hay’adaha Caalamiga ah ee dalka ka hawlgala.

    Faahfaahinta warkan kaga bogo muuqaalkan