Guddoomiyaha Golaha Guurtida oo Shaaciyey Xaalad Abaareed dalka ka jirta

    0

    Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Md Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa shaaca ka qaaday inay dalka ka jiraan xaalad abaareed u baahan gurmad deg-deg ah in lala gaadho dadka reer Guuraaga ah ee ku nool gobollada dalka.

    Muuqaalka Hoose Ka Daawo Hadalka Guddoomiye Saleebaan Nuur

    https://www.youtube.com/watch?v=MeV5jK2KzHg