“Samaale marka uu Qu’aanka Akhriyayo inuu isagu ku camal falo ayay ahayd” – Siyaasi Dhoolayare

    0

    Hargeysa (SLpost)- Siyaasi Aadan Axmed Cilmi Dhoolayare, ayaa dhaliilo u jeediyey Siyaasi Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ka tirsan Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye.