DAAWO hadallo ay Shirweynaha Kulmiye ka jeediyeen Xubno ka socday Xisbiga Muxaafadka ee Jamhuuriyadda Jabuuti

    0

     

    Boorama (SLpost)- Xubno ka socda Xisbiga hoggaamiya siyaasadda dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa ka qayb-galay shirweynaha 6aad ee Xisbiga Kulmiye oo saaka ka furmay magaalada Boorama ee Xarunta gobolka Awdal.

     

    Xubnaha oo khudbado ka jeediyey furitaanka Shirka, ayaa si weyn u ammaanay hirgelinta nidaamka dimuqraadiyadda iyo Xisbiyada badan ee Somaliland, iyagoo sheegay inay baal-dahab ah ka galayso isla markaana ah taariikh casharro laga barto.

     

    Muuqaalkan hoose ka Daawo Khudbadda Masuuliyiinta ka socda Xisbiga Muxaafadka ah ee dalka Jabuuti Â