Madaxweynaha DDSI oo Kedis ah loogu Arkay isagoo Dhex-lugaynaya Gudaha Somaliland

    0

    Muuse-Biixi-vs-Mustafe-Cagjar-2Tog-Wajaale (SLpost)- Madaxweynaha Dowlad-Deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Maxamuud Cumar, ayaa maanta si kedis ah loogu arkay isagoo dhex-lugaynaya Gudaha Somaliland, gaar ahaan Daanta Soke ee magaalo-xuduudka Tog-Wajaale.

     

     

    FAAHFAAHINTA WARKAN KA DAAWO MUUQAALKA HOOSE