Faahfaahinta kulan Hargeysa ku dhexmaray Dowladaha Somaliland iyo Ingiriiska

    0

    Hargeysa (SLpost)- Masuul dowladda Ingiriisku dhowaan u soo magacowday xafiiska dibloomasiyadeed ee dalkaasi ku leeyahay magaalada Hargeysa, ayaa maanta kulan albaabadu u xidhan yihiin la qaatay Guddi-hoosaadyada Arrimaha Dibadda ee Goleyaasha Wakiillada iyo Guurtida Somaliland.

     

    kulanka

    Kulanka waxyaabaha lagaga hadlay, waxa saxaafadda u faafiyey qaar ka mid ah xildhibaannada Golaha Baarlamaanka Somaliland ee kulanka la qaatay sarkaalkan.

     

    Faahfaahinta warkan ka daawo Muuqaalkan Hoose

     

    https://www.youtube.com/watch?v=BF7l3HEq-dc