Wasiirka Qorsheynta oo ka hadlay Dad ka shaqeeya Hay’adaha oo la sheegay in loo diiday Tukashada Salaadda By News Editor - January 28, 2019 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland oo ka hadashay Dad shaqaale u ah qaar ka mid ah hay’adaha Caalamiga ah ee dadka ka hawl-gala oo la sheegay in loo diiday Tukashada Salaadda.