MIYIGA ILAA MADBAKHA: Riwaayad Cajiib ah oo ka Tarjumaysa Xaalado Xaasaasi ah iyo Nuxurka ka dambeeya

    0

    Waxaanu halkan ugu soo gudbinaynaa Akhristayaasha ku xidhan warbaahinta Somalilandpost.net iyo Bulshada kaleba, riwaayad la magac-baxday MIYIGA ILAA MADBAKHA, taas oo Tarjumaysa Xaalado Xaasaasi ah.

    Waxa Muuqaalka Riwaayaddan duubay Bahda Hawraar Production.

    Haddaba, Nuxurka Guud ee ay xambaarsan tahay kaga bogo Muuqaalkan Hoose.