Natiijada Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee Somaliland oo la shaaciyay iyo dugsiyada kaalmaha hore galay

    0

    Xafiiska Imataxaandka Qaranka Somaliland ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay imtaxaankii shaahadiga ahaa ee fasalada 8 ee dugsiga dhexe iyo fasalka Afraad ee dugsiga Sare, waxaana uu shaaciyey ardeyda kaalmaha hore ka galay.