Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland iyo wefti uu hoggaaminayo oo u amba-baxay Ceel-Afweyn

    0

    SayliciHargeysa (SLpost)- Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta u amba-baxay magaalada Ceel-Afweyn ee gobolka Sanaag.

    Weftiga oo ka kooban Goleyaasha Xukuumadda, Siyaasiyiin iyo Madax-dhaqameed, ayaa ugu baxay gobolkaas daminta colaad mar kale ka soo cusboonaatay deegaankaas oo u dhaxaysa laba beelood oo walaalo ah.

    Muuqaalkan Hoose ka Daawo faahfaahinta warkan

    https://www.youtube.com/watch?v=X9dRXImWXJI