Kulan ay isugu yimaaddeen Guddi oo loo xil-saaray Qaban-qaabada Aas Qaran oo loo samaynayo Marxuum Cali Sanyare

    0

    Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa guddi heer qaran ah u saartay qaban-qaabada Aaska Allah ha u naxariistee Marxuum Cali Ibraahim (Cali Sanyare) oo todobaadkan ku geeriyooday waddanka dibaddiisa oo xaalad caafimaad loogu qaaday.

    Guddiga oo maanta isugu yimi kulankii u horeeyey, waxa ka mid ah wasiirka Wasaaradda Horumarinta Biyaha, Wasiirka Horumarinta Maaliyadda, Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta iyo xubno kale.

    Muuqaalkan Hoose ka Daawo Hadalka Masuuliyiinta oo maanta saxaafadda la hadlay

    https://youtu.be/YCqYZ4QGd68