SOMALILAND: Dhalinyaro lagu Afduubay Puntland oo ka warramay Qaabkii loo Afduubay iyo Sida lagu soo daayay By News Editor - April 10, 2018 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Dhalinyaro u dhalatay Somaliland oo dhawaan lagu Afduubay maamul-goboleedka Soomaaliya ee Puntland ayaa ka warramay Qaabkii loo Afduubay iyo Sida lagu soo daayay. https://youtu.be/lBvRJARw68I