Golaha Guurtida oo Qaraar ka soo saaray Farogelinta Soomaaliya ku haysa Somaliland

    0

    Hargeysa (SLpost)- Golaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta qodobbo digniin ah ka soo saaray faro-gelinta siyaasadeed ee dowladda Soomaaliya ku hayso arrimaha gudaha dalka, waxaanay ugu baaqeen inay faraha kala baxaan arrimaha Somaliland.

    Warkan oo Faahfaahsan ka daawo Muuqaalkan hoose

    https://youtu.be/uekzZu2s5NI