“Haddaan Noqon Lahaa Mucaarad Adag, MUUSE madaxweyne ma noqdeen” – Guddoomiyaha Xisbiga UCID By News Editor - March 1, 2018 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram “Haddaan Noqon Lahaa Mucaarad Adag, MUUSE madaxweyne ma noqdeen” – Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo maanta u warramay saxaafadda ayaa ka hadlay arrimo badan oo khuseeya siyaasadda Gudaha iyo Dibadda ee Somaliland