Md Muuse Biixi Cabdi oo si rasmi ah loogu dhaariyey Xilka Madaxweynaha Somaliland iyo Nuxurka Khudbad uu jeediyey

    0

    Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta rasmi ah loogu dhaariyey xilka madaxweynaha Somaliland, isagoo noqon doona madaxweynaha shanaad ee Jamhuuriyadda Somaliland.

    inaHOOS KA DAAWO MUUQAALKA DHAARINTA IYO KHUDBADDA MADAXWEYNAHA

    https://youtu.be/jaRtTiFN_pc

    DAAWO KHUDBADDA MADAXWEYNE MUUSE

    rr in inn