Dhalinyarada Shan Xafiis oo WADDANI ah oo u diga-rogtay KULMIYE

    0

    Hargeysa (SLpost)- Dhalinyaro taageersanaa isla markaana haystay Shan Xafiis oo Xisbiga WADDANI, ayaa gebi ahaan ku biiray Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye.

    Xafiisyada oo ka furan Degmada Gacan-libaax, ayaa gebi ahaantooda dib xadhigga looga jaray kaddib markii lagu buufiyey midabbada uu gaarka u leeyahay Xisbiga Kulmiye.

    HOOS KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAHFAAHSAN.