DAAWO Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal oo iftiimiyey Kalsoonida iyo Taageerada ay u hayaan Xisbiga Kulmiye, una jawaabay Xisbiga WADDANI

    0

    Boorama (SLpost)- Qaar ka mid ah Madax-dhaqameedka ugu tunka weyn gobolka Awdal, ayaa sheegay inay taageero hiil iyo hooba la barbar-taagan yihiin Xisbiga talada dalka Haya ee Kulmiye iyo Murashaxiintii Madaxweynaha iyo Ku-xigeenka.

    Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar, Suldaan Cabdi Daahir Gaboobe, Suldaan Dhawal oo maanta ka hadlay Kheyriyada magaalada Boorama oo taageerayaasha Xisbiga Kulmiye isu-soo-bax ay cududdooda ku muujinayaan ka dhigeen, ayaa sheegay in shacabka gobolka Awdal badankiisu u codeynayaan isla markaana bar-bar taagan yihiin Xisbiga Kulmiye.

    HOOS KA DAAWO MUUQAALLADA HADALLADA SALAADIINTA
    1. Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar

    2. Suldaan Cabdi Daahir Gaboobe

    3. Suldaan Dhawal