Murashax Cabdiraxmaan Cirro oo Lacago Deeq ah ku wareejiyey Dugsiga Sare ee DAYIB GURAY By News Editor - October 16, 2017 0 FacebookTwitterPinterestWhatsAppLinkedinTelegram Hargeysa (SLpost)- Murashaxa Xisbiga Mucaraadka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa Lacago Deeq ah ku wareejiyey Dugsiga Sare ee DAYIB GURAY oo ku yaala degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa,